Thursday, July 2, 2015

Allah (SWT) says in our Holy Qura'an "ان الله لا يغير ما بقومٍ حتى يغيروا ما بأنفسهم" 
si fican ayaadaas u akhri fadlan.."Ilaahy waxbana qoom kama badaloo ilaa ay naftooda wax ka badalaan"
bal haddaba Umadda Somalieedey o markasta cabanaya ino Somali xalkeeda waxba iska badalynin, naftadaa weydii, maxa mashakeelkan o dhaan no keenay? iyo tafararuqan o dhan no heysta? malinkasta mamuul cusub ,iyo daal jaar cusub, yaab
ma diinti ilaahy ba ka tagnay?o illahay caradisii iyo xanaqisi ba nugu dhacay? illen deenta ilaahay marak lugu dhaqmo side saxixga qoluubta iyo nafafta way isku so jiida o isku dhaweysa..carabti xiliga nabiga (PBUH) o asxabtiisa aheed waxay ko noolayeen inti dacwadda kahor casri jahilnimo iyo dagaal socda qabaailsha dhexdoda qaar gari jireen 40 years!..lakin marka islamki imaday waxas o dhan wu tiiray. anako ma xiligi jahiliga ba o noqoney talow?!
mida labad, marak kuligeen ognahay mushkilada Somalia guud inay ka imaaty qabil, o aan koso cialcalino arintaas ila dadko dhan xafdiyeen ma is weydiisay, aniga naftayda ma jooji qabil ina ku dhaqmo?..aniga ma joojiyey marka qof walalkey Somali ah aan arkoo ina is weydiyoo tolow qolma wayee? kolay lahjadiisa iyo hadalkiisa waa reer xamar ama waa reer woqoiyee?..maxay ka fa'aiydeynaysa inaad garato qabilkisa ama deegankisa? wa walalka Somalieed khalaas intaas ko joog.
nafteena an ka bilabno walaloyeen, waa in la talinaya..naftaaydana wala talinayaa,hada dhab o rabno ino dhibka daalkena ka joogsado o an qaranimo dhab ah gaarno Islanka xanifka ah an ko dhaqamno..Ilahay markaas waa mujeeb al dacawaat o no balamay hada is badalno ino naga badalyo xalkaa...
illahay dalakeena Somalia ha no hagajio iyo daalalka Muslimeed dhaman ..Ameen..
madhsnidin smile emoticon
‪#‎joojiqabil‬
‪#‎somalinimo‬
‪#‎qarankeena‬
‪#‎firstSomalipost‬

No comments:

Post a Comment